Reer khaatumo waa in ay fahmaan waxa socda, ee aysan noqon reer ilowsho dhow, hana ilaawin weedhii ahayd((( dhulbahantow allahii idin dhamaystiray ……. iyo dhul durug ,cir dururg.)))
DOOD KU SAABSAN DASTUURKA SOMALIYEED.
…
DAAWO SAWIRADA. Sarkaal Ethiopian ah oo maanta Duleedka Muqdisho lagu islaamiyay
Askari ka tirsanaa ciidamada Itoobiyaan ayaa lagu soo islaamiyay duleedka magaalada Muqdisho kadib markii uu isku dhiibay Ciidamada Alshabaab Islaanimada Askarigaasi ayaa waxaa kasoo qeybgalay Kumanaan muwaadiniin soomaaliyeed oo iyagu ku qanacsanaa Askarigaasi oo isaga baxay Diinta uu heestay islamarkaana Shahaatanka loo qiray, Askarigasi ayaa shahaatanka loogu…
Ergayga QM ee Soomaalia Mahiga ayaa digniin xoogan ujeediyay Maamulka ku sheegga Somaliland in ay si xun ula dhaqanto dadka kadib dagaalkii ka dhacay Hargaysa
Wakiilka gaarka ah ee Q,M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Augustine Mahiga ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarkii ka dhacay Hargaysa, laakiin waxaa uu sheegay in Somaliland ay ku dhaqantay si ka baxsan xaquuqda aadanaha. “Waxaa uu ahaa fal naxdintiisa leh oo aad looga xumaado waana…
SNM TA OO XUJOOYIN RIYO AH U GUDBISAY BULSHADA CAALANKA HADII LA DOONAYO IN SOMALILAND KA MID NOQOTO SOMALIYA
maamul ku sheeg Somaliland ayaa shuruudo ku xirtay xukuumada soomaaliya hadii ay ka qeybqaadaneyso mideynta gabi ahaan gobolada soomaaliya, Somalialand ayaa beesha caalamka hor dhigtay Saddax qodob oo aynan ka maarmi doonin hadii ay la midoobeyso xukuumada DKMG Somalia Qodobada Somaliland ay hor dhigtay Beesha caalamka 1-…
Shir ay soo qaban qaabiyeen Ururka Khaatumo Youth Westmidland oo ay ka soo qayb galeen madax sare Sida Wasiir ku xigeenka wasarada horumarinta Khatumo state iyo qaar ka mida G10 iyo DR SHAHAADO Birmingham
Shiirka ay soo qaban qaabiyeen Ururka Khaatumo Youth Westmidland oo ka soo jeeda deegaanada Khaatumo State Of Somalia, ayaa habeenkii xalay oo taariikhduna ahayd 19/05/2012 ka dhacay magaalada Birmigham xaflad ayaa lagu soo showeeyey wafdi ay ka mid yihiin Dr Saleebaan Abdi Ducaale ( G10 ), wasiir ku xigeenka wasaarada horumarinta iyo khayradka dabeeciga Abdi Farax Mahad (Abdi shube)…
FADEEXAD HEESTA CALANYOHOW HADHICIN LA DHEELIYIN OO UU SANGUB TIRIYEY 1967 OO SNMTU SHEEGATO.NALAFIIRSO
COPY CEEB WEYNAA KKKKKK <iframe width=”420″ height=”315″ src=”http://www.youtube.com/embed/_cFcbdh8V14” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>…
Habkii Maanta Ay uga Dhacday Magaalada Buuhoodle Xuska Maalinta Nadaafada Gobolada Khaatumo ee 18 May {Daawo}
waxaanu halkan Idiinku soo Gudbinaynaa Sidii Bilicsanayd ee Maanta magaaalada Buuhoodle loogu Qabtay ololaha Nadaafada Gobolada Sool Sagaag iyo Cayn ee Maamulka Khaatumo State. Dareenkii shacabku maanta ka muujiyeen halkaasi iyo habkii ciiadamada xoogaga Khaatumo Ay uga Qayb Qaateen. Kalshaale Cabdi Hiirad…
Dr: C/Weli iyo Faroolle oo Siyaasadii Beesha MJ ku kala Adkaaday,{Qormo}.
Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Dr: C/Weli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo labadu ka soo jeeda beesha Majeerteen Daarood, ayaa waxaa dhexmaray labadan nin Halgan siyaasadeed oo qaatay mudo 7 maalmood ah. Raysal wasaare Abdi Weli Cali Gaas waxaa ka go’an asaga in dastuurka la…
MUDAHARAAD GILGILAY CAASIMADA MARKANKA USA OO KHAATUMO STATE OF SOMALIA QABANQAABISAY.(DAAWO SAWIRADA)
HALKAN KA DAAWO https://picasaweb.google.com/108058097738754048626/BanaanbaxaLagagaSooHorjeeddoGooniGoosataddaWaqooyiGalbeed …
DHIIGSHIIL HADAANU AL SHABAB LA SHAQAYN MAXAY UGA XIRIWAAYEEN MEELAHA AY XUKUMAAM
War bixin xasaasi a oo uu bixiyey saxafiga tifaf tiraha websiteka waagacusub.com iyo waraysi qiimo badan nala dhegayso…
Garoonka Diyaaradaha Taleex oo dhamaystirmay Madaxda Khaatumona soo kormeereen
Madaxda Dowlada Khaatumo oo ka Kooban Golaha Sare ee Dhaqanka Golaha Madaxtooyada iyo Golaha Wasiiradda khaatumo ayaa Kormeer ku Tagay Garoonka Diyaaradaha ee Sayid Mohamed Abdulle International Airport oo soo gabagaboobey maanta oo taariikhdu tahay 16/05/2012 waxaana goordhow idiin soo gudbin doona muuqaal video ah.…
Garoonka Diyaaradaha Taleex oo dhamaystirmay Madaxda Khaatumona soo kormeereen
Madaxda Dowlada Khaatumo oo ka Kooban Golaha Sare ee Dhaqanka Golaha Madaxtooyada iyo Golaha Wasiiradda khaatumo ayaa Kormeer ku Tagay Garoonka…
Somaliland oo faah-faahisey, khasaarihii ka dhashay dagaal Hargeysa ku dhexmaray ciidankooda iyo dad hubeysan
Arbaco, May 16, 2012 (Midnimossc) – Taliyeyaaasha ciidamada milatariga iyo wasiiradda arrimaha gudaha iyo Gaashaandhiga Somaliland, ayaa faah-faahin ka bixiyey qaabka…
Ururrada SYL II iyo NYC oo Muqdisho ku Xusay Sannad-guuradii 69-aad ee Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed
Arbaco, May 16, 2012 (Midnimossc) — Munaasabadaan oo ay isla soo qaban-qaabiyeen wasaaraada dhalinyarada, isboortiga, shaqada iyo shqaalaha iyo ururka SYL…
Bambaanooyin khasaare geystay oo lagu weeraray Hoteel lagu Caweeyto oo ku yaalla Magaalada Mombassa Kenya
Arbaco, May 16, 2012 (Midnimossc) — Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in hal qof uu ku dhintay, shan qof oo kaelna…
Ergadii Puntland uga Qayb-galaysay Shirka Odayaasha-dhaqanka Muqdisho Oo Niyad Jab kala kulmey Halkaa,Kuna Soo Laabtey Garowe!!!
Talaado, May 15, 2012 (Midnimossc) — Ergooyinkii Puntland uga qaybgalaysay shirka odayaasha dhaqanka ee Muqdisho ayaa maanta ka dhoofay Muqdisho, iyagoo…
Munaasabad lagu xusayay Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May oo lagu qabtay Muqdisho (SAWIRRO)
Talaado, May 15, 2012 (Midnimossc) — Munaasabad lagu xusayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho,…
Iskahorimaad khasaare geystay oo ciidamada Somaliland iyo dad Shacab ah ku dhexmaray Bariga Magaalada Hargeysa
Talaado, May 15, 2012 (Midnimossc) — Dad shacab ah iyo ciidamada amniga Somaliland ayaa maanta dagaal waqti kooban socday wuxuu ku…
{Daawo Sawirada} Soo Dhawayntii Qaran ee Loo sameeyay Ardayda Gobolka Sool
Waxaa maanta ka dhacday magaalada Buuhoodle Soo dhawayn qaran oo aan Horay neecooda loogu qaban. Waxaana Siwayn loogu soo dhawaynayey Qaybtii…








