BEENTII FOZIYA IYO YARIISOW SAXAAFADA U SHEEGTAY OO LA SOO QABTAY AKHRISO WAXAY IGAD KA TIDHI AALANDRIMAHA JUBB.
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013 I. Preamble Following the decision by the 21st Extraordinary Summit of the Heads of State and Government of IGAD as per paragraph 10 of the communiqué released on the 3rd May in Addis…
LAASCAANOOD OO LAGU XIDHXIDHAY HAWEEN TAAGEERAYEY JUBBA LAND STATE.
Maleeshiyada SNM ee magaalada Laascaanood, ayaa xabsiga u taxaabay dad haween u badan,oo ku sugnaa guri ku yaalla badhtamaha magaaladaas. Dadkan ayaa la sheegay inay wadeen bandhig ay taageero ugu muujinayaan maamulka laga dhisay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ee Jubaland sida ay xaqiijisay, Xaliimo Maxamed…
OGEYSIIS: XAFLAD LAGU TAAGEERAYO JUBALAND STATE OO KA DHACAYSA BRISTOL.
President: Ahmed Mohamed Islam (Madobe) Vice president: Abdullahi Sheik Ismail (fartag) Waxaa loogu bishaaraynayaa dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Bristol iyo guud ahaan UK, inay nagala soo qayb galaan xaflad lagu taageerayo maamulka cusub ee Jubaland State. Goobta Lagu Qabanayo: Future inn hotel Bristol Bond Street…
Qaar ka mid ah dowlada puntland oo dagaal jihaad ah ku dhawaaqay in lala galo dowlada xasan culusow
Cabdi Naasir Badal Khalaf oo ah isuduwaha Wasaarada War-faafinta maamulka puntland oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah dowlada Soomaaliya oo uu sheegay in uu xilligaan yahay mid xaq ah oo Janno lagu gelayo. Jihaadkan ayuu ku dhawaaqay ninkani kadib markii uu saxaafada kula hadlay deegaanada Puntiland…
Madaxweyne xasan sh maxamud walaaha woqooyi waxan leenahay way dhamaatay waqtigii caadifada ha joojiyaan cidkastana waanu ka kulmayna DHAGAYSO
caadifada ha iska dayso…
XUKUMADDA CULUSOW OO IS HORTAAGTAY XILDHIBAANO QADO KU LAHAA HUTEL HUTEELADA KA MIDA DAAWO VEDIO GA
…
Maxaa ka dhexeeya Wariye C/kariin Cali Kaar iyo Wiilka yar ee Afsoomaaliga ku gabya Anas yare Daawo
Warbaahinta ayaa ogaatay in uu jiro xiriir ka dhexeeya Wariye C/kariin Cali Kaar oo ka tirsan Tv Somali Channel iyo Wiilka yar ee ku caanbaxay in Afsoomaaliga uu ku qabyo ee Anas C/kariin. Anas Cabdi kariin oo ah sagaal jir ku dhashay Dalka Ingiriiska waligiisna aanan arag…
DAAWO FUll VIDEO:- Shacabka Buuhoodle Oo Si Wanaagsan uga Qaybqaatay Maalinta Nadaafada Khaatumo Ee 18ka May
Magalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn ayaa waxaa maanta ka dhacday Munaasibad baladhan oo loogu Dabaal Degayey Xuska Sanad Guurada 18 May oo Gobolada khaatumo laga Guro Qashinka. Shacabka Khaatumo ee ku Dhaqan magaalada Buuhoodle Ayaa Siwayn Uniyad Jebiyey Maamulka Beesha Siilaanyo, Kaas oo maanta Udabaal degaya…
WAR XASAASIYA OO KA HELAY XILDHIBAANA DAAROOD IYO DIGIL IYO MIRIFLEH
War xasaasiya oo aanu ka helay qaar ka mida xildhibaanda darood iyo digil iyo mirifle oo lagu qorshaynayo in xildhibaanadasi ay kaga baxayaan magaalada muqdhisho, ka dib markay ogaadeen in websit sida waagacusub.com ay qaarkood lagu qorshaynayo in dilal qorshaysan iyo mu`aamardo ka dhana lagu sida pro…
Daawo Taariikh Nololeed, wax qabadka iyo waxbarashada Aamina Maxamed Jibriil,{Top Video}.
Wasiirka Arimaha debeda ee Kenya ayaa leh taariikh dahabi ah, taasoo heerar waxrasho wax qabad iyo maamul heer caalami ah ay…
congratulation maxamud maxamed xasan (boocame) oo loo magacaabay agaasimaha warfaafinta maamulka khaatumo state of somaliya.
Warqad kasoo Baxday Xafiiska Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Khaatumo State Of Somalia Ayaa Waxaa Lagu ShaaciyeyAgaasimaha Waaxda Warfaahinta Ee Wasarada Arimaha…
Ogaysiis Dhamaan jaaliyadda khaatumo state ee Bristol Uk.
Waxaa Dhamaaan jaalliyadda Khaatumo state ee magaladda bristol ee cariga uk la ogaysiinaya inuu jiro shir deg deg ah oo ka…
Daawo Barnaamij Laga Diyaariyay Xuska Sanad Guurada Khaatumo State Of Somalia (Daawo Maqal Muuqaal).
Waxaa Barnaamij xiiso badna laga diyaariyay Xuska Sanad Guurada Khaatumo State. Barnaamijkan oo xiiso badna waxaad ka daawan kartaa…
DAAWO(VIDEOS) OO KA BOGO QAYBO KALE OO KA MID AH XAFLADII KHAATUMO STATE EE KA DHACDAY MINNEAPOLIS, MN
aLLSSC(mn) Sidaanu horeyba akhristayaal idiinku balan qaadnay waxaanu halakan idiinku soo gudninaynaa qaybokale oo ka mid ah xafladii cajiibka ahayd ee…


