Taariikh nololeedkii alla ha u naxariistee Dr cawil cabdi hiirad.
…
DAAWO SAWIRO: Farole, Gandi & Cumar Cabdirashiid lana kumay Uhuru Kenyata
Waxaa maanta galinkii danbe ee Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, Madaxwaynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo Madaxwaynaha Maamul goboleedka Puntland, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, iyo Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Prof Gandi. Kulanka oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Kenya ayaa lasoo sheegayaa…
DAAWO VIDEO: Prof: Jawaari oo Su’aalo kulul lagu Garaacay, heer uu gaaray inuu Mikirifoonka tuuro.
…
Sports Ka Gobolka Cayn Oo Kacdoon Baaladhan Muujiyey Ayna Kaga Soo Horjeedaan Wararka-Kutiri Kuteenta Ah Ee Saleeban Cadow-Toosiye Abaabuley.(Sawiro+Maqal Iyo Muuqaal)
Buuhoodle -Kacdoon baaladhan oo ay maanta muujiyeen dhalinyrada sports ka gobolka Cayn ee magaaladani Buuhoodle iyo qeybaha kala duwan ee bulshada reyd ka ah ee ku dhaqan magaaladani Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Kacdoon kan oo looga soo horjeeday warar habeenkii xalay ahaa ka baxay warbaahinta ka…
BEENTII FOZIYA IYO YARIISOW SAXAAFADA U SHEEGTAY OO LA SOO QABTAY AKHRISO WAXAY IGAD KA TIDHI AALANDRIMAHA JUBB.
REPORT OF THE IGAD CONFIDENCE BUILDING MISSION TO MOGADISHU AND KISMAYO 16-19 MAY 2013 I. Preamble Following the decision by the 21st Extraordinary Summit of the Heads of State and Government of IGAD as per paragraph 10 of the communiqué released on the 3rd May in Addis…
LAASCAANOOD OO LAGU XIDHXIDHAY HAWEEN TAAGEERAYEY JUBBA LAND STATE.
Maleeshiyada SNM ee magaalada Laascaanood, ayaa xabsiga u taxaabay dad haween u badan,oo ku sugnaa guri ku yaalla badhtamaha magaaladaas. Dadkan ayaa la sheegay inay wadeen bandhig ay taageero ugu muujinayaan maamulka laga dhisay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ee Jubaland sida ay xaqiijisay, Xaliimo Maxamed…
Daawo Taariikh Nololeed, wax qabadka iyo waxbarashada Aamina Maxamed Jibriil,{Top Video}.
Wasiirka Arimaha debeda ee Kenya ayaa leh taariikh dahabi ah, taasoo heerar waxrasho wax qabad iyo maamul heer caalami ah ay…


