Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Suugaan

Gabaygii 4aad ee Silsilada Garnaqsi oo soo dhacay + Abwaan Cusub (Akhriso)

kalshaale.com- Iyadoo Sidoo Aad Lasoconteenba Aynu Kusoo Guda Jirnay Baahinta Sil silada Gabayada Cusub ee Lamagac Baxday Garnaq, Si isku xidhana aad ugala Socoteen Shabakada www.kalshaale.com Ayaa…

ABWAANKA WEYN EE REER KHAATUMO STATE,ABWAAN YUUSUF MAXAMED AAR”YUUSUF SUUSLE” OO TIRIYEY GABEY LA MAGAC BAXAY”CANAAN WAAYEEL.

Abwaanka weyne ee kasoo jeeda deegaanada Khaatumo State Of Somalia, Abwaan Yuusuf Maxamed Aar”Yuusuf suusle” ayaa dhawaan soo saarey gabay uu tiriyay oo markaasi la magacbaxay”Canaan Waayeel”.…

maanso inan u dhalatay deegaanka khatumo State of somalia ay u tirisay horjoogayaasha SNM iyo SSDF.

inan u dhalatay deegaanka khaatumo state o sugan dalka sucuudiga magaceedana la dhaho Hinda ABdi Jama oo lasoo xidhiidhay shabakada www.midnimossc.com ayaa tix gaaban u tirisay hor-joogayaasha maamulada…

Midnimo SSC

Bayaan ay soo saareen Golayaasha maamulka Khaatumo (Akhri Bayaanka)

Shirkii golayaasha D.G. Khaatumo ee Taleex. Ku: Cidii ay khusayso. Ujeedo: bayaan.04/25/2013. Shir sanadeedkii golayaasha Khaatumo (Golaha sare ee dhaqanka iyo Golaha xukuumada.)ayaa ku qabsoomay hoolka shirarka…

Darwiish TV